Sunday, January 31, 2010

Qanyare ''Aaden Madoobe Gudoomiye Ma Aha Sharciga Diidan''

Xildhibaan Maxamed Qanyare Afrax, ayaa sii kulul u weeraray Gudoomiyaha Baarlamaanka DFKMG Sheekh Aaden Madoobe, Qanyare oo Waraysi Siiyey Idaacada BBC-da Laanta Afka Somaliga ayaa sheegay in Gudoomiyaha Baarlamaanka xiligii u ka dhamaday isla markana aay Baarlamaanku Gudoomiye cusub dooraan doonan Dhegeyso, Isaga oo Sidoo kalena Meesha ka saaray Dalab Xildhibaanada uga yimid Sheekh Aaden Madoobe, waxana u sheegay in Aaden madoobe uusan u wici karin Xildhibaanada Baarlamaanka DFKMG oo u yahay shaqsi aan xiligan wax xil ah u hayn Baarlamaanka Somaliya

Halkaan Ka Dhegeyso Hadalkii Qanyare Xildhibaan Maxamed Qanyarei

Hadalka Qanyare ayaa ku soo beegmaya iyada oo u weli socdo hardan culus oo ka jira Golaha Baarlamaanka Somaliya

[Via http://somalifans.net]

No comments:

Post a Comment